Madaxweynaha Jaamacadda Badda Cas, Eng. Maxamed Cisman Nuux ayaa ka qaybgalay Shirka Tiknoolajiyadda ee Boosaaso (Bosaso Tech Summit 2025) , waxa uuna shirka ka soo jeediyay cinwaan ku saabsan Tiknoolojiyadda iyo Saamaynta ay Bulshada ku leedahay.

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *